Company Formation

Online company formation

Acknowledgement:We would like to thank Company Formation online for the excellent advice pertaining to the offshore company formation and structuring. We also found their online company credit report and director search features to be a very valuable resource – both highly recommended.

Suldaan

Waa bogga u gaarka ah qoraaga Yasin Jama Nuh (Suldaan) oo uu ku soo bandhigayo hadba wixii uu qoray.

Tags:

Qorayaal

Waa bogga u khaaska ah qorayaasha afsoomaaliga wax ku qora ee ka tirsan bahda Aftahan.com oo iyagu ku soo bandhigaya qoraaaladooda goobtan.

Halkan hoose ka akhriso qorayaasha aad jeceshay ee aad ka hesho qoraalladooda.

Aftahan Org

Tags:

Gabayga Dhulgariir by Hadraawi

Dhulgariir

Abwaan: Max'ed Ibrahim Warsame "Hadraawi "

Tixdan cusub oo uu abwaanku shalay (02/05/2007) ku soo bandhigay gole la isugu yimid oo Hargeysa ah, wuxuu si ba'an ugaga hadlayaa haybsooca iyo aayoxumada ku jirta. Sidaas si la mid ah wuxuu ku dhaliilayaa guud ahaan dhaqan xumada bulshada haysata. Hadraawi wuxuu yidhi: "Aniga waxa ii hal-hays ah 'Anigu gob ku noqon maayo qof kale gunnimadii'". Tixda "Dhulgariir" waxay tidhi:

Cabdilaahi Dhoodaan waa kuma by Cabdalle Xaaji

Waa qaybtii saddexaad ee Cabdillaahi Dhoodaan waa kuma?
Waxa qoray Cabdalla Xaaji Cismaan

MAR KALE WAAKII LAHAA

Subscribe to aftahan.com RSS